Caafimaadka Midaysan Ee Carruurta Reer-Guuraaga Ah Ee Soomaaliya: Hagaha Baraha

dc.creatorHared, Y.A.
dc.creatorMumin, F.I.
dc.creatorMohamed S.A.
dc.creatorAli, T. A
dc.date2026-06-17
dc.date2026-06-19T07:32:17Z
dc.date.accessioned2026-06-27T16:53:30Z
dc.descriptionCarruurta da'doodu u dhaxayso 6 ilaa 13 sanno waxa ay ku jiraan marxalad muhiim ah oo nolosha ka mid ah. Wakhtigan, waxa ay: • Si degdeg ah wax uga bartaan, fikradahana ka qaataan, sheekooyinka, dadka, iyo deegaankooda. • Yeeshaan dareen naxariis iyo mas'uuliyadeed oo ay u hayaan xoolaha iyo deegaanka ku xeeran. • Ka qaataan door firfircoon hawlaha guriga iyo daryeelka xoolaha. • Samaystaan caadooyin iyo aragtiyo qaabayn doona dabeecadooda marka ay qaangaadhaan. Baridda fikradda “Caafimaadka Midaysan” oo goor hore la gaadhsiiyo carruurtan, waxa ay ka caawinaysaa in ay fahmaan muhiimadda ay leeyihiin biyaha nadiifta ah, daryeelka xoolaha, cuntada badqabta, dhulka caafimaadka qaba, iyo iskaashiga bulshada. Cashirradani ma aha kuwo aan la taaban karin, se waxa ay si toos ah uga turjumayaan nolosha dhabta ah ee deegaannada reerguuraaga ah.
dc.formatapplication/pdf
dc.identifierhttps://hdl.handle.net/10568/183407
dc.identifier.urihttp://hdl.handle.net/123456789/136267
dc.languageso
dc.publisherInternational Livestock Research Institute
dc.rightsOpen Access
dc.sourceHared, Y.A., Mumin, F.I., Mohamed, S.A. and Ali, T. A. 2026. Caafimaadka Midaysan ee Carruurta Reer-Guuraaga ah ee Soomaaliya – Hagaha Baraha (Nooca Soomaaliga). Nairobi, Kenya: International Livestock Research Institute.
dc.subjectanimal health
dc.subjectenvironment
dc.subjecthuman health
dc.titleCaafimaadka Midaysan Ee Carruurta Reer-Guuraaga Ah Ee Soomaaliya: Hagaha Baraha
dc.typeManual

Archivos